Wareysi: Dib u habeyn ku socda ciidamada Puntland

Maamulka Puntland ayaa ku howlan dib u habeynta ciidmada maamulka ee gobolka Mudug.

Guddi howsha dib u habeynta ciidanka ku howlan waxaa ka mid ah wasiirka maaliyadda ee Puntland Xasan Shire Abgaal. Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayuu u waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Dib u qaabeyn lagu sameynayo ciidamada Puntland