Baydhabo: Sharciga naafada ee maamulka KG oo laga doodey

Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gaba-gabeeyey kulan looga hadlayey qoraalka sharciga naafada maamul goboleedka Koonfur Gabeed oo muddo afar maalmood ah socday.

Kulamadaasi ayaa looga hadlayay ogaanshaha fikradaha dadka naafadaha ah iyo dadka u ololeeya. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Koonfur Galbeed: Sharciga naafada oo la qoraayo