Muqdisho: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo mas'uuliyiin u digey

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya Suleybaan Maxamed Maxamuud oo Muqdisho shir jaraa'id ku qabtay ayaa waqtigan kala guurka ah waxa uu mas'uuliyiinta dowladda ugu baaqay inay ka war qabaan xafiisyadooda, oo aanay dhicin wax is daba-marin.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka so diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Xeer ilaaliyaha Soomaaliya oo digniin u direy mas'uuliyinta