Dibadbax ka Dhashay Ugaas laga horjoogsaday Boorama

Maalintii shalay waxaa rabshado ay ka dhaceen magaalada Boorame, ka dib markii xukumadda Somaliland ay is-hortaag ku sameysay safar uu Boorame ku imaan lahaa Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble, oo ka mid ah ugaasyada dawlad-deegaanka Soomaalida.

Wariyaha VOAda Haashim Sheekh Cumar Gooth ayaa warbixintan Boorame ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dibad-baxa Boorama