Masuul ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Wadani ee Somaliland oo maanta shir Ja’raa’id ku qabtay magaalada Hargeisa ayaa sheegay inuu caga jugleyn kala kulmay hay’adda dambi baarista Somaliland, si looga cabsi geliyo in uu dhaliilo xukumadda Somaliland.
Wariyaha VOAda Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan Hargeisa ka soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Mas'uul ka tirsan Wadani oo eedeeyey CID-da Somaliland