Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Garoowe gaaray

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe halkaaso ay wadahadalo ku yeelan doonan madaxda labada maamul.

Labada maamul ayaa hore u qaaddacay shirkii Dhuusamareeb 3 ee dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Dhuusamareeb.

Wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Axmed Madoobe oo Gaaray Garoowe