Garoowe: Deni oo la kulmay ururada bulshada rayidka & siyaasadda

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la shiray ururada bulshada rayidka iyo kuwa siyaasadda iyagoo ka wada hadlay kala aragti duwanashaha Puntland iyo dowladda dhexe.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo direy Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay ururada bulshada