Barnaamijka Martida Mikrafoonka

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrafoonka oo ku saabsan heshiiskii ay madaxda dowladda Soomaaliya, saddex maamul goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir ay ku gaareen magaalada Dhuusamareeb.

Barnaamijka waxaa ku marti ah Cabdiwali Guure oo ah siyaasi ka soo jeeda Puntland, musharrax madaxweynana ka soo noqday maamulkaasi.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida