James Swan oo ka warbixiyay xaaladda Soomaaliya

James Swan

Golaha Ammaanka ee QM ayaa shalay fadhi gaar ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya. Kulanka ayaa warbixin dhinacyo kala duwan taabaneysay looga dhageystay Wakiilka xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya u qaabilsan James Swan. Khudbadda Swan waxaa warbixintan nooga diyaariyay Jacfar Kukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wakiilka QM oo ka warbixiyay xaaladda Soomaaliya