Ku soo dhawaada barnaamijkii Bandhigga VOA oo ku saabsan xiriirka Carabta iyo Israel, ka dib markii dhawaan dalalka Imaaraadka Carabta iyo Israel ay kala saxiixdeen heshiis ay xiriirkooda ku caadiyeynayaan.
Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xiriirka Israel iyo Carabta, kadib heshiiskii Israel iyo Imaaraadka