Kulan amniga looga hadlayo oo Muqdisho lagu qabtay

Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu qabtay shir looga hadlayay sidii loo sugi lahaa amniga Muqdisho, ka dib markii maalmihii u dambeeyay ay qaraxyo iyo falal amni darro ka dhaceen magaalada.

Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulan amniga looga hadlaayo oo Muqdisho ka dhacay