Laba qof ayaa ku geeriyooday magalada Berbera ka dib markii ay la tagtay badda iyagoo ku dabaalanayay xeebta Batalaale ee magaladaasi. Waxa la soo bad baadiyay seddex qof oo kale.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Dad ku dhintey badda Batalaale