Somaliland: 10% ayaa hoos u dhacdey miisaaniyadda 2020

Somaliland ayaa sheegtay inay hoos u dhac dhaqaale oo ah 10% ku yimid miisaniyad sanadeedkii 2020, taasi oo ka dhalatay cudurka Covid19.

Warkan waxa Harigesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo sheegtay in miisaaniyaddeeda ay hoos u dhacdey 2020