Hiiraan: Hagaajinta Ceel-biyoodyo Dhowr ah

Waxaa socda dadaal lagu doonayo in dib loogu howl-geliyo ceel-biyoodyo ku yaalla deegaanno hoos-taga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Tuulooyin ay kamid yihiin Coomaad iyo Qod-qod ayay ceelashoodu fadhiyeen muddo sanad ku dhow taasoo dhibaato ku keentay dadka iyo duunyadaba. Faahfaahinta arrintan waxaa warbixintan nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Ceel-biyoodka Hiiraan