Qoraal kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in ku wareejinta maamulka gobalka maamulka waxbarashada ay ka dambeeyay is-afgarad dhex maray wassaaradda waxbarashada oo horay u maamuleysay iyo maamulka gobalka.
Waxbarashada ayaa ka mid ah mas’uuliyadaha heer gobol, balse xilligan maamulka Goboka Banaadir diyaar ma u yahay inuu mas’uuliyaddaas qaado?
Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Jamaal Axmed Cusmaan uu weydiiyey Prof. Liibaan Xuseen Ciise oo wax ka dhiga Jaamacadda Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Gobolka Banaadir diyaar ma u yahay inuu maamulo waxbarashada?