Faaqidaadda: Farmaajo iyo Xulashadiisa RW-aha Xiga

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xulashada madaxweyne Farmaajo ee Rra'iisal wasaare cusub iyo sida ra'iisal wasaarahaas cusubi uu ula tacaalli karo arrimaha ad-adag oo dawladda u yaalla.

Barnaamijka waxaa magaalada Nairobi ku diyaariyey wariyaha VOAda Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka