Muuqaalka Ciidda ee Sanadkan

Ciidda sanadkani waa mid aad uga duwan kuwii ka horeeyey, iyada oo aan goobihii waaweynaa ee dadweynuhu iskugu iman jiray aan la sanadkan la iskugu soo bixi karin. Haddaba sidee ugu wanaagsan oo loo ciid karaa?

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Ciidda iyo Sanadkan