Hal Sano ka dib, Qaraxii G. Banaadir

Maanta oo kale -24-kii Bishii July sanadkii 2019ka waxey aheyd maalintii qarax la sheegay in uu ahaa Ismiidaamin uu ka dhacay hoolka Shirarka xarunta maamulka gobolka Banaadir, halkaas oo xilligaas ay ku shirsanaayeen madaxda maamulka gobolka.

Qaraxaas waxaa ku dhintay Agaasimayaal iyo Guddoomiyaal degmo. Waaa kaloo dhaawac ka soo gaaray markii dambe dalka Qadar ugu geeriyooday Allah u naxariistee Guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng, Cabdiraxaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixin ay qaraxaasi ku eegeyso Muqdisho nooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Qaraxii G. Banaadir