Ardayda G. Hiiraan iyo Imtixaanka Shahaadiga ah

Hiiraan

Sabtida barito ah waxaa inta badan Soomaaliya ka billaabanaya imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare. Qaar ka tirsan ardayda ku sugan gobollada dalka ayuu Imtixaanku usoo galay iyaga oo duruufo adag wajahaya.

Wariyaheenna Magaalada B/weyne Xusen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ku eegaya marxaladda ay ardayda Gobalka Hiiraan, gaar ahaan kuwa baledweyne imtixaanka ku galayaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Imtixaanka Shahaadada ee Hiiraan