Bandhigga VOA: Dhibaatada daroogadu ku hayso dhallinyarada Soomaalida Mareykanka

Barnaamijkii Bandhigga VOA-da oo waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada dawooyinka si qaldan loo isticmaalo iyo maandooriyeyaasha ay ku hayaan dhalinyarada Soomaaliyeed eek u nool Mareykanka, kuwaasi oo qaarkood ay u dhinteen qaarna isbital loo dhigay

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA