Haweenka iyo Qoyska: Gabdhaha Dhiga Madarasooyinka ee Nairobi

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahaya gabdhaha dhigay dugsiyada lagu barto quraanka iyo tarbiyada ee magaalada Nariobi. Waxa ay hadlayaan waaya aragnimadooda ee howshaa dugsiyada iyo sida uu qaabka waxbaristoodu uga duwan yahay midka ay dhigaan macalimiinta ragga ah.

Dhageyso barnaamijka oo ay magaalada Nairobi ku soo diyaarisay wariyaha VOA-da Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran