Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu aasay Garoowe

Aaska Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi

Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo toddobaadkan ku geeriyooday magaalada Nayroobi ayaa maanta lagu aasay magaalada Garoowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland.

Aaskan waxaa ka qayb galay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyo madaxweynayaasha Jubaland Axmed Maxamed Islaan, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, iyo guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

Faah-faahinta ayaa Caasha Ibraahim waxay ka waraysatay weriyahayaga Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu aasay Garoowe