Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey dil ka dhacay magaalada Muqdisho oo loo gastay sarkaal ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta Soomaalya.
Dilka oo shalay ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan agagaarka Xaaji Baasto ayaa waxaa gaystay mid ka mid ah ilaalada wasiirka.
Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay dil uu gaystay askari ilaalo u ah