Xisbiyada Somaliland oo heshiis ka gaaray doorashooyinka
Madaxda Xisbiyada Somaliland
HARGEYSA —
Xisbga haya talada Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay murankii siyaasadeed ee la xidhiidhay qabsoomida doorashooyinka.
Xisbiyada UCID, KULMIYE Iyo WADDAN ayaa heshiiyay in la qabto doorashada wakiilada iyo Deegaanka sanadkan 2020.