Xarumihii danta guud ee Kismaayo oo dib loo dhisayo

Kismaayo

Maamulka Jubaland iyo qaar kamid ah hay'adaha ka shaqeeya hormarinta adeegyada bulshada ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay dadaallo ay dib ugu dhisayaan xarumihii danta guud ee ku burburay dagaalladii sokeeye ee ka dhacay magaalada Kismaayo.

Meelaha hadda dib loo dhisayo kamid ah suuqa weyn ee kalluunka ee magaalada Kismaayo kaasoo loo dhisayo qaab casri ah.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Xarumihii danta guud ee Kismaayo oo dib loo dhisayo