Muxuu yahay xiriirka diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan?

Yaasiin Faratoon

Taiwan iyo Somaliland ayaa dhowaan shaaciyey xiriir diblumaasiyadeed oo labada dhinac u bilowdey, ka dib markii ay wufuud ka kala socota labada dhinac yeesheen kulamo kala duwan.

Haddaba, muxuu ka dhigan yahay xiriirkan diblumaasiyadeed ee dhexmaraya Somaliland iyo Taiwan?

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrimahan ka wareystay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu ugu horeyn weydiiyey inuu sharraxo nooca uu yahay xidhiidhka ay labada dhinac sameysteen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland