Ciidamada dowladda federaalka oo ku dagaalamay Dhuusomareeb

Ciidamada

Iska horimaad xooggan oo u dhaxeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa maanta ka dhacay bartamaha magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay idaacadda VOA-da inuu jiro khasaare nafeed oo ka dhashay dagaalkaas.

Wariyaha VOA-da uga soo warrama gobolka Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Goldogob.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda federaalka oo ku dagaalamay Dhuusomareeb