Daahir Geelle oo ka falceliyey kuraasta Muqdisho laga siiyey Aqalka Sare

Daahir Geelle

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa toddobaadkan ansixiyey in 13 kursi magaalada Muqdisho laga siiyo Aqalka Sare ee baarlamanka.

Haddaba weli waxaa socda fal-celiska ay siyaasiyiintu ka bixinayaan tallaabadaasi iyo weliba hadalkii guddiga doorashada ee ahaa inaysan doorashadu xilligeeda ku qabsoomayn.

Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka waraystay wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle, haatanna ka mid ah musharrixiinta madaxweynennimada Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Daahir Geelle oo ka falceliyey kuraasta Muqdisho laga siiyey Aqalka Sare