Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 1-aad)

Calanka Soomaaliya

60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ugu horreysay ee dhul Soomaaliyeed uu xorriyad ka qaato gumeystihii.

Haddaba, Laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xilligii gumaysiga iyo 60-kii sano ee ka dambaysay.

Barnaamijyadan waxaa soo diyaarisay oo inoo soo jeedinaysa, Sahra Ciidle Nuur.

Qeybta 1aad: Xorriyadda ka hor iyo wixii laga soo maray gumaysiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamij ku saabsan 60-guurada xorriyada