HARGEYSA —
Mas’uuliyiinta Somaliland u magacawday la-dagaalanka cudurka COVID-19 ayaa sheegay inay qaadayaan dhamaan xayiraadihii loo soo rogay cudurka COVID-19 darteed laga bilaabo 30-ka bishan.
Guddiga ayaa sheegay in tallaabooyinka la qaaday ayada oo la eegayo dhibaatooyinka iyo culeysyada bulsho ee ka dhashay xayiraadaha lasoo rogay.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo qaadeysa xayiraadihii loo soo rogay COVID-19 dartiis