Faaqidaadda: Aqoonsiga dowladda ee Axmed Madoobe

Axmed Madoobe

Barnaamijkii faaqidaadda todobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay waxa uu ka dhigan yahay aqoonsiga dowladda federaalka Soomaaliya ee madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Waxaa barnaamijka magaalada Nairobi kusoo diyaariyey wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Aqoonsiga dowladda ee Axmed Madoobe