Bandhigga VOA: Halkuu marayaa xaalka doorashada Soomaaliya?

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu maanta ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo halka ay marayaan iyo haddii ay ku dhici karaan waqtigii loogu talo-galay. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo diyaarisay halkanna ka soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA