Galka Baarista: Maxaa hoos u dhigay kiisaska COVID-19 ee Muqdisho?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay hoos u dhaca ku yimid kiisaska cudurka COVID-19 ee magaalada Muqdisho iyo sababaha ugu wacan. Maxaase keenay inay meesha ka baxaan xayiraadihii loo soo rogay ee lagu xakameynayey faafitaanka cudurka?

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Galka Baarista