Faysal Cali Waraabe oo ka soo horjeestay wadahadalka Djibouti

Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA waxa uu sharraxay sida ay xisbigiisu u arkaan kulanka maanta ka dhacaya Djibouti ee ay ku kulmayaan madaxda Soomaaliya iyo Somaliland. Faysal ayaa si cad uga horyimid kulankan oo uu sheegay ineysan jirin wax ka soo bixi kara oo dan u ah shacabka Somaliland.

Wariyaha VOA ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakulle ayaa wareystay gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Faysal Cali Waraabe