Faaqidaadda: Xaaladda kala-guurka siyaasadda Soomaaliya

Baarlamanka

Baarlamanka

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay marxaladda kala-guurka ee ay Soomaaliya galeyso, iyo doorashada la filayo inay dalka ku dhacdo, iyo haddii lagu qaban karo waqtigii loogu talo-galay. Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka