ILEYSKA VOA: Dilalka booliska Mareykanka ee dadka madow

Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dilalka ay booliiska Mareykanka u gaystaan dadka madow iyo xiriirka kala dhaxeeya hanaankii gumeysiga ee dadka madow lagu keenay Mareykanka. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA