Aragtida Maqaamka G. Banaadir

Qaar ka mid ah qaybaha bulshada ee Muqdishu ayaa ka hadlay sida ay u arkaan maqaanka iyo saamiga kuraasta aqalka sare ee Muqdishu ay yeelanayso. Arrintan ayaa ka dambaysay markii guddi baarlamaanku u saaray dhammaystirka xeerka doorashada ay ku taliyeen in 7 xubnood oo aqalka sare ah la siiyo Muqdishu. Dhinaca kalena waxaa maanta ka dhacay Muqdishu bannaanbax arrintaas lagu taageerayo. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Doodda Maqaamka G. Banaadir