Roob dad ku dilay magaalada Hargeysa

Roob xoog leh

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay roob dabeylo watay oo ka da'ay maaalada Hargeysa.

Warkaan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Khadar