Faaqidaadda: Ganacsiga Xoolaha ee Jabuuti

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ganacsiga xoolaha Jabuuti, gaar ahaan sida xoolaha dalkaas ay kusoo galaan iyo sida kadib loogu dhoofiyo dalal badan oo ka mid ah caalamka, gaar ahaan dalalka Khaliijka. Waxaa Barnaamijka Jabuuti kusoo diyaariyey Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka