Maxkamadda sare ee Puntland oo ridday xukunka kiis kufsi

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta ridday xukunka kiis kufsi oo gabar loo geystay bishii 3-aad ee sanadkii 2019-ka, gabadhaas oo markii dambe geeriyootay.

Maxkamadda ayaa sheegtay inaysan ku qancin xukunkii maxkamadda racfaanka ee ka dhanka ahaa saddex nin oo loo haysto inay ka dambeeyeen kufsiga Allaha u naxariistee Najmo Cabdulqaadir.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadda sare oo Puntland oo ridday xukunka kiis kufsi