Bandhigga VOA: Soomaaliya iyo cudurka COVID-19

Barnaamijkii Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xanuunka COVID-19 iyo dhaliilaha loo jeedinayo dowladda Soomaaliya ee ku aaddan habka ay ula tacaaleyso cudurka. Waxaa inoo soo diyaarisay soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA