Cudurka duumada oo ka dillaacay Jubada Hoose

malaria

Kadib roobabkii ka da’ay meelo badan oo ka tirsan Soomaaliya waxaa mas’uuliyiinta qaarkod soo sheegayaan inuu ka dhashay xanunka duumada oo dad badan soo ritay gaar ahaan Jubada Hoose.

Degaanka Kulbiyow waxaa VOA kala soo xiriiray Cabdnuur Maxamed Xiirey oo ka mid ah aqoonyahanna degaankaas.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay dhibaatada malaariyada ee jirta.

Your browser doesn’t support HTML5

Cudurka duumada oo ka dillaacau Jubada Hoose


.