Galka Baarista: Kufsiga Soomaaliya oo kordhay xilliga COVID-19

Galka Baarista

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kufsiga oo sii batay xilligan oo cudurka COVID-19 uu aafeeyey Soomaaliya, ayada oo lasoo weriyey kiisas badan oo qaarkood ay lagula kacay gabdho aad da’yar.

Sidoo kale, daraasad ay sameysay hay’adda Qaramada u qaabilsan caruurta ee UNICEF ayaa lagu sheegay inay kordheen xadgudubyada loo gaysto caruurta Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Galka Baarista