MSF oo ka walaacsan xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya

Hay’adda MSF ayaa ka hadashay dadaalka ku saabsan la-tacaalidda xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya iyo dhibaatooyinka kale ee taagan dalka, sida fatahaadaha.

Cabdikariim Daahir Guure waa ku-xigeenka wakiilka hay’adda MSF ee Soomaaliya. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayuu uga warramaya dadaalka ay wadaan.

Your browser doesn’t support HTML5

MSF oo ka walaacsan xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya