Kiisaska Coronavirus ee Somaliland oo kordhay

Somaliland ayaa sheegtay inay maanta ka heshay Cudurka COVID-19 shan qof oo cusub, iyadoo dhinaca kale uu lacag ugu deeqay ganacsatadaha reer Jabuuti ee Abdiraxaman Boorre gudiga ka hortagga Covid19 ee Somaliland.

Dhinaca kalena, Masuuliyiinta Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa maanta faah faahin dheeraad ah ka bixiyey deeq lacag iyo agabka ka hortagga Coronavirus iskugu jirta oo ay ugu deeqeen Wasaraadda Caafimaadka Somaliland.

Warbixinno arrimahan ku saabsan waxa Hargeysa soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Kiisaska Coronavirus ee Somaliland oo kordhay