Toddobaadkan waxaa la filayaa inuu billowdo baaritaanka lagu samaynayo shilkii diyaaradeed ee toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Bardaale ee Gobolka Bay oo lagu soo riday diyaarad ay lahayd shirkadda African Express.
Haatan xog cusub ayaa kasoo baxaysa sida ay wax u dhaceen. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo diyaariyey.
Your browser doesn’t support HTML5
Sidee loo soo riday diyaaraddii ku dhacday Bardaale?