Madaafiic lagu weeraray xarunta Xalane

Xalane

Madaafiic ayaa xalay xilligii afurka lagu weeraray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale laga maqlay rasaas qeybo kamid ah xaafadda Dharkeenleey ee isla Muqdisho.

Warkan waxaa kasoo direy halkaasi, wariyaha VOA Cabdulqaadir Cumar Cabdulle

Your browser doesn’t support HTML5

Madaafiic lagu weeraray Xalane