Qofkii 5-aad oo COVID-19 ugu geeriyooday Somaliland

Guddiga Somaliland u qaabilsan xakameynta Coronavirus

Guddiga Somaliland u qaabilsan xakameynta Coronavirus

Somaliland ayaa soo warisay in 24-kii saac ee la soo dhaafay lix kiis oo cusub oo COVID-19 ah laga helay, iyadoo hal qofna uu cudurkan maanta u geeriyooday.

Guud ahaan kiisaska COVID-19 ee Somaliland ayaa haatan ah 40, iyadoo tirada dhimashaduna ay tahay 5 qof. Warbixintan waxaa magaalada Hargeisa ka soo diray wariyahayaga Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland:Kiisas cusub oo coronavirus ah