Somaliland oo codsi u dirtay dalka Shiinaha

Xukuumadda Somaliland

Xukuumadda Somaliland

Somaliland ayaa ka dalbatay dalka Shiinaha inuu u soo diro khubaro caafimaad oo ka taageera la tacaalidda cudurka COVID-19, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaaka Somaliland.

Warbixntan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo codsi u dirtay dalka Shiinaha