Madaxweynaha Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay korodhay khatartii laga digayay ee COVID-19 gudaha Somaliland. Hadalka Madaxweyne Biixi ayaa imanaya xilli uu laba cisho ka hor Somaliland ku geeriyooday qofkii ugu horreeyey ee u dhinta COVID-19.
Warbixintan waxaa Haregysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Biixi oo ka digay khatarta COVID-19